Puntland oo raali gelin ka bixisay hadal caro dhaliyey oo ka soo yeeray C/wali Gaas (Akhriso)

Qoraal saaka kasoo baxay Madaxtooyadda maamulka Puntland ayaa raaligelin looga bixiyay hadal dhawaan Madaxweyne Gaas uu ka sheegay Magaalada Badhan, kaasoo loogu gefay shacabka degaanada Maamulka Koonfur Galbeed. Warka kasoo baxay Madaxtooyadda maamulka ayaa lagu sheegay Puntland ay si dhamaystiran uga raali gelinayso Dawladda iyo Shacabka Koonfur Galbeed Ereyadii ay dhibsadeen ee ku jiray khudbadii … Continue reading Puntland oo raali gelin ka bixisay hadal caro dhaliyey oo ka soo yeeray C/wali Gaas (Akhriso)